Maraykanka oo DF ku wareejiyey deeq loogu talo galay ka hortaga COVID-19 (Sawirro)

Dowladda Mareykanka ayaa maanta  ku wareejisay Wasaaradda Caafimaadka Soomaaliya deeq ka kooban qalab caafimaad oo  loogu talagalay in lagula tacaalo xanuunka COVID-19  oo dhibaato ku haya caalamka. Deeqdan ayaa isugu jirtay 350 sariirood, firaashyo iyo qalab kale oo looga hortagayo xanuunka Coronavirus ee dhibaatada ku haya caalamka, taasoo kaalin weyn ka qaadaneysa xakameynta cudurka, waxaana … Continue reading Maraykanka oo DF ku wareejiyey deeq loogu talo galay ka hortaga COVID-19 (Sawirro)